ARCHIVES | NEWS

SOMALILAND

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Dufcadii 5aad Ee Ka Qalinjabisay Jaamacadda Hargeysa

August 26, 2008, 03:29:34 PM by adnan abdi from Somaliland.

Xaflada qalinjabinta ardaydan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda Hargeysa waxa ka soo qaybgalay wasiiro, xildhibaano, Gudoomiyayaasha xisbiyada KULMIYE iyo UCID, masuuliyiin axsaabta ka socday, aqoonyahano, masuuliyiin kale oo hayada dawlada ka socday, hay'ado ajaanib ah, waalidiinta ardaydaasi, maamulka iyo maclimiinta jaamacada iyo marti sharaf kale, waxaanay ardaydaasi qalinjabisay kala barteen sharciga, ganacsiga iyo sayniska.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 30 views



SONYO Iyo Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka

August 26, 2008, 03:23:30 PM by adnan abdi from Somaliland.

Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Maxamuud Siciid Maxamed, ayaa shalay furay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay xuska maalinta dhalinyarada Aduunka oo sanad kasta la qabto bisha August 12-keeda.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 24 views



Ceerigaabo iyo aqoon isweydaarsiga Midaynta Ururrada Waxbarashada Kashaqeeya

August 18, 2008, 02:08:56 PM by adnan abdi from Somaliland.

Shalay ayaa waxaa magaalada Ceerigaabo lagu soo gebogebeeyey workshop-soconayey sadex cisho oo ay fulisay hayada maxaliga ah ee Action for Youth in Development (AYID), oo ay taageeraysay hayada caalamiga ah ee UNICEF

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 48 views



Ururka Dhallinyarada Ee AYODA Iyo Wax-Qabadkiisa Gobolka Awdal

August 18, 2008, 01:58:42 PM by adnan abdi from Somaliland.

Ururka horumarinta dhallinyarada Afrika (Africa Youth Development Association) oo loo soo gaabiyo AYODA, waxa uu kamid yahay ururada dhallinyarada ee ugu waaweyn ee ka hawl gala gobolka Awdal. Waxaanu xubin ka yahay dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 45 views




Next >>>
Copyright 2006 Somali Youth - UNICEF
Disclaimer:
Any view or opinion expressed on these pages is not necessarily that of UNICEF Somalia. In order to represent a genuine expression of Somali Youth views and experiences, UNICEF does not seek to influence the content of any quotes, real-life stories or articles which come directly from Somali youth.