ARCHIVES | NEWS

Diwaangalinta Oo Ka bilaabantay Gobolka Hargeisa

December 03, 2008, 11:35:38 AM by adnan abdi from Somaliland.

Waxa doraad gobolka Hargeisa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland ka bilaabamay diwaangelintii codbixiyayaasha doorshooyinka soo socda kaas oo dadka is diwaangelinyaa ay qaadan doonaan laba kaadh, kaadhka codbixinta iyo kaadhaka muwaadinimada.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 6 views



Maamul Cusub oo loo Magacaabay Jaamacada Hargeisa

December 03, 2008, 11:32:13 AM by adnan abdi from Somaliland.

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo ku dhawdhaw jaamacada hargeysa ayaa sheegaya gudidii heerka qaran ee loo magacaabay xalinta muranka ka taagnaa maamulka jaamacada Hargeysa, oo uu gudoomiye ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin inay maamuul cusub ay u magacaabeen jaamacada Hargeysa.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 7 views



Maamul Cusub oo Jaamacada loo Magacaabay

December 02, 2008, 12:14:28 PM by adnan abdi from Somaliland.

Jaamacada Hargeisa ayaa loo magacaabay maamul cusub ka dib markii hogaankii hore u dhawaan is casilay.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 11 views



DALLADDA SOYDEN OO MAANTA XUSTAY MAALINTA AYDHISKA ADDUUNKA 1da DECEMBER 2008

December 01, 2008, 01:20:15 PM by AN Abokar from Central South.

WORL AIDS DAY 1st DECEMBER 2008

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 19 views



Maalinta AIDSka aduunka oo maanta laga xusay qaar kamid aha magaalooyinka dawlada goboleedka puntland ee ssoomaaliyeed

December 01, 2008, 11:41:38 AM by mursal mohamed ali from Puntland.

Waxaa kasoconaya qaybo kamid aha magaaloyinka dawlad goboleedka Puntland xaflado ku saabsan cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 20 views



BURCAD BADEED MIYAA MISE WAA BAAGAMUUNDO ISBAHEEYSATEY?

November 30, 2008, 11:23:20 AM by AN Abokar from Central South.

burcad miyaa mise?""""

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 16 views



Xaflad xil wareejin oo ka dhacday iskuulka Imaam Alnawawi ee magaalada Boosaaso

November 30, 2008, 09:39:26 AM by mursal mohamed ali from Puntland.

Xaflad xil wareejin oo ka dhacday iskuulka Imaam Alnawawi ee magaalada Boosaaso

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 20 views



Manchester City Oo Danaynaysa Iibka Difaacyahanka Arsenal Ee Kolo Toure

November 29, 2008, 12:15:29 PM by adnan abdi from Somaliland.

Wargayska The Guardian ee ka soo baxa wadanka Ingiriiska ayaa sheegay in difaacyahanka kooxda kubadda cagta wadanka Ingiriiska ee Arsenal Kolo Toure uu hadafka koowaad u yahay kooxda Manchester City, si ay ugu daraan liiska xidigaheeda marka la gaadho furitaanka sayladdda kala iibsiga ciyaaryahanada ee bisha January.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 20 views



Manchester City Oo Danaynaysa Iibka Difaacyahanka Arsenal Ee Kolo Toure

November 29, 2008, 12:02:59 PM by adnan abdi from Somaliland.

Wargayska The Guardian ee ka soo baxa wadanka Ingiriiska ayaa sheegay in difaacyahanka kooxda kubadda cagta wadanka Ingiriiska ee Arsenal Kolo Toure uu hadafka koowaad u yahay kooxda Manchester City, si ay ugu daraan liiska xidigaheeda marka la gaadho furitaanka sayladdda kala iibsiga ciyaaryahanada ee bisha January.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 20 views



SAYS oo u Qabatay Afar Iskuul Tabobar ku Saabsan Nabada iyo Xalinta Khilaafadka

November 29, 2008, 11:55:04 AM by adnan abdi from Somaliland.

Ururka SAYS oo ka mid ah ururad ku jira dalada ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO xaruntiisuna ay tahay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama, ayaa waxa uu 20/11/2008 ku qabtay Hotel Hadhwanaag ee magaalda Hargeisa tabobar ku sahabsan Nabada iyo Xalinta Khilaafadka oo uu u qabtay afar dugsi hoose dhexe oo ka mid ah dugsiyada hoose dhexe ee magaalada Hargeisa.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 19 views



Sidee lagu Hantaa Qurux Joogto Ah oo Aan Dhamaad Lahayn

November 29, 2008, 11:52:27 AM by adnan abdi from Somaliland.

In aad adeegsato oo raacdo tilmaamo kooban oo la xidhiidha quruxdaada iyo bilcdaadu maaha wax sidaa u culus. Khubarada dhinaca quruxdu waxa ay sheegaan in qofku ilaashan karo bilicda oogadiisa, waxaad noqon kartaa qof soo jiidasho leh oo aan quruxdiisu marnaba duugoobmin.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 17 views



Aqoonta Ay Hooyadu u Baahantahay Sanadka U Horeeya Ee Hooyanimo

November 29, 2008, 11:49:28 AM by adnan abdi from Somaliland.

Hooyadu marka ugu horeeya ee ay ilmaheeda koowaad dhasho ee ay ugubka tahay, waxa maskaxdeeda ku soo dhaca waxyaabo farabadan oo ku saabsan hab-dhaqabka cusub ee looga baahanyahay in ay ilmaheeda yar kula macaamisho.

Full Story | Comments (0) | Send To Friend | 12 views




Next >>>


Copyright 2006 Somali Youth - UNICEF
Disclaimer:
Any view or opinion expressed on these pages is not necessarily that of UNICEF Somalia. In order to represent a genuine expression of Somali Youth views and experiences, UNICEF does not seek to influence the content of any quotes, real-life stories or articles which come directly from Somali youth.